SIRDONKA.COM

WARARKA SIRDONKA ADUUNKA

  • FASHILINTA SIRDOONKA: Qaswadaha Melbourne iyo Qatarta Koowaad ee Somaliland

    FASHILINTA SIRDOONKA: Qaswadaha Melbourne iyo Qatarta Koowaad ee Somaliland

    Warbixino sirdoon oo xasaasi ah ayaa shaaca ka qaaday olole faafin been abuur ah oo halis badan, kaas oo uu hagayo qof nool magaalada Melbourne ee dalka Australia. Ninkan, oo lagu magacaabo Ibrahim Aydid, ma aha kaliya qof abuura muran siyaasadeed oo qudha, balse waxa lagu eedeeyay inuu yahay wakiil laba-wajiile ah oo si toos…

  • Warbixin Naxdin leh: Sirdoonka Turkiga oo Wasiirro Soomaali ah lala Xiriiriyay Al-Shabaab

    Warbixin Naxdin leh: Sirdoonka Turkiga oo Wasiirro Soomaali ah lala Xiriiriyay Al-Shabaab

    Warbixin sirdoon oo xasaasi ah, oo lagu daabacay kuna socotay saraakiisha howlgalka AUSSOM iyo Dowladda Turkiga, ayaa shaaca ka qaaday xog halis gelinaysa kalsoonida hay’adaha ugu sarreeya ee Soomaaliya. Warbixintu waxay si gaar ah u sheegtay in Wasiirka Gaashaandhigga Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Cali Yuusuf Cali (Xoosh), laga helay xog…

  • Muxuu Bariga dhexe muhiim iyo istaraatiji ugu yahay dunida

    Bariga Dhexe waa gobol ay si joogto ah u saameeyaan xasarado siyaasadeed, balse wuxuu sidoo kale yahay mid aad muhiim ugu ah adduunka. Marka ay dhacdo xiisad amni ama dhacdo gaar ah oo ka dhacda Bariga Dhexe, si degdeg ah ayay xaaladdaasi u saamaysaa dareenka caalamka. Gobolkan wuxuu isku xidhaa qaaradaha Yurub, Afrika iyo Aasiya,…

  • Wax ka baro saldhigyada militariga Mareykanka ee Bariga Dhexe ee Iran ay bartilmaameedsatay

    Maraykanka ayaa awood ciidan oo la taaban karo ku leh Bariga Dhexe, isagoo ciidamo ka joogaan in ka badan toban waddan iyo maraakiibta badda ee gobolka. Isku soo wada duuboo, Maraykanku waxa uu saldhigyo ciidan ku leeyahay ugu yaraan 19 goobood, kuwaas oo sideed ka mid ah ay u aqoonsan yihiin saldhigyo joogto ah falanqeeyayaasha…

  • Xogta Sirdoonka Maraykanka oo sheegtay in Duqeymihii ay ku qaadeen Iiraan aysan burburin Nukliyeerkii dalkaas

    Duqeymihii Mareykanka ee xarumaha Nukliyeerka Iran ma aysan burburin barnaamijka Nukliyeerka ee dalka, waxaana laga yaabaa inay dib u dhigaan bilo, sida lagu sheegay qiimeyn sirdoon oo hor-dhac ah ee Pentagon. Kaydka uranium-ka la tayeeyey ee jamhuuriyadda islaamiga ah laguma baa’bin weerarkii Sabtidii, sida ay ilo-wareedyo aqoon u leh qiimaynta sirdoonka difaaca u sheegeen warbaahinta…

  • Saxafi mise sirdoon ?

    Saxafi mise sirdoon ?

    Qoyska saxafi lagu magacaabo Siciid Jituur oo u dhashay dalka Algeria ayaa ku dadaalaya sidii ay usoo furan lahaayeen saxafiga oo ku xiran dalka Spain, halkaas oo loo haysto dacwado la xiriira basaasnimo. Wariyaha BBC-da Lucy Ash ayaa qoraalkan uga hadlaysa waxa ay ka taqiinay saxafigan. Markii aan la shaqeeyay Siciid waxaan aad ugu xusuustaa…

error: Content is protected !!